@umumohammed25584 years agoMasha allah shukrn xbbti ilahy ha ku xifdiyo.
@
@nimcoaden90104 years agoMnsha allah tabarkallah xabiibatii noso geli naaska hooyoyinka qaar caano cas miyuu jira. 1
@
@najmaqurux2723 years agoAbayo qaliadoo mahadsan canahan xalala kuma qornee see ilmaha loo siinaya. 2
@
@xanaanxayaati70674 years agoMasha allh abyo qeer allh ku siyo xbbt.
@
@sagalmohamedsamater77814 years agoAsc masha allaah baad umahad santahy waxan raba inaad iga cawiso calook istaaga ilma yar oo 28 casho jira shukran.
@
@ayaanjaamac14614 years agoAbaayo rootiga calooshiisa ma ukarin kara cunug 4bil iyo bar jjirta.
@
@suadali7934 years agoShugran xbbt waxaad soogalisaa insha allah caanaha balandina.
@
@msshanaan76784 years agoAsc walalo creamkan sudocream ban isticmala mar walba oo aan ilmaha xafayada u xidhayo dadba i yidhi lama isticmalo mar walba oo markad neppy rash ku aragtid. ...Expand
@
@sacdiyosaciid32843 years agoAsc abayo ad ayad umahadsnthy waxan rabaa in aan ku waydiyo cunug jira 10 bilood canaha meeqa qaando a loo qasi kara pleas.
@
@sallymarkish86744 years agoAsc walashey qaliyey thnks shaqada culus ad ino heyso waxan ku weydiina ina kaso jwb tid abayo canaha libta miil kaso hdl qasow giisa beby yar an sista. ...Expand
@
@raxiimacaydaruus17344 years agoMnsha allah walshay aad ayaad umahadsantahay xalay ayaan ubilaabay wiilkayga aptamil2. 2
@salmanthebatman99274 years agoAptamil iyo sma ke fcn yaa iga faiden karo asxabta baby inay icayisha raba naas manugte jazakalah kheyr.
@
@nasriabdullahi45327 months agoAniga malinki dan canaha aptamil siya hbnki dana nas ila subixi.
@
@abootacommunitychannel9085last year@koritaanka caruurta 7 qaaddo hal mar miyaan u qasaa mise markii mar walba ayaan u qasaa. Isoo jawaab abaayo hadda dhow kugu soo biiray nuuiune 3 bil jira ayaa ii jooga waana shaqeeyaa ani weli caano ima billaabine.
@
@zuubanbooschannel51973 years agoMaansha allaah waad mahad san thy wllo waan kaa faaiday canahana nuunahayga waan siistaa khayr alle haku siiyo wllo. 1
@
@user-fr7pr2xf2q3 years agoAniga ilmo yar o bil jira aya siya lkn ma ku badiyo 2 mar cml haben io malin inta kale breastfeeding ugu dadala waxan usiya si masaasada u baro ama hada hawl ka yeesho qof uga tago logu qaso.
@
@yahyealpha89504 years agoMasha allah alle haka abal mariyan wanka faiday.
@
@suusuusihaam35144 years agoAbaayo sethy cunugeega waa 8bilood waxna macabo 30ml madhameenikaro 5 mar ayaa xafayada kabadalaa sma aya siya ilasotali qali.
@
@luulcusman80004 years agoAbayocanaha efrilak isosheeg sida kooiticmaalo.
@
@user-op3cp4xp1c4 years agoAbayo shaaha cadeska masin kara cunug 6 bil jiro.
@asmadaud84014 years agoAsc abaayo su aal xbbti ilmo 4biljira ma ubilaabi karaa cunto wd mahdsan thy abaayo thankx.
@
@umuomarfaaruuq7384 years agoAbaayo cunugayga cuntadii wuu diiday waxana laga helay bakteriyada caloosha kasoo hadal abaayo.
@
@maryamamaxamud2654 years agoAptamamil lanbar 2 meeqa jir aya loogutalagalay abayo. 3
@
@xamdiladanxamdi79044 years agoAbaayo qaaliyee waat mahadsan tahay alaha haku sharfo macaanto waana fahane abaayo sidaa ayaan ugu qasaa laakiin macabo intabadan marka in te saacad ayee. ...Expand1
@
@foosfiyorochannel35744 years agoMasha allh abayo shukran abayo mida kale waxaa nogaso hadasha ilmaha bilaha jiro shaah mala siin karaa.
@
@aminanurmohamed98334 years agoAbyo waxan rabaa inan sual muhiima kuweydiiyo iina sojawab insha allah ( cana naaska oo biyaha ah mxa sababa mise walodhashaa ) waxan maqli jiray cano biyo cunugedu makoro mcnha macayilo waligiis. 1
@
@ramladhameys65703 years agoCaanahan fake iyo orginal koda see lagu fahmaya isheega bal. 1
@
@aminanurmohamed98334 years agoAbyo wad mahadsanthy aniga sidas ushegtay ayan usiiyaa dhowr gasac ayana kaisticmalay wayo 4 bil ayan sinayay sidas oy tahayna maku cayilin oo wa dhuban. ...Expand
@
@munacookingmuniita67004 years agoCaanah alpha cid isticmshy ma idinku jirta walalo ii faideyabo dhaqtr aa iiso qore sma an siin jiry kabadal uu iyiri caanaha sahha ama alpha sii uu iyiri.
@
@umuomarfaaruuq7384 years agoCanahaan weli nama soo gaarin dakeena soomaliya jooga mahad sanid xbbti. 2
@
@maryanali93014 years agoAsc wlalayal side tihin waxan rabaa in ad iga caawisan gabar yar ba ii jogta wa sanad iyo bar ama 18 bilod waxan jogaa wadan kamida yurub marki an dhalay hadi ad hoyo tahay kuna so maray cunug nucas ah xalna u heshay o ka ogoladay canaha fadlan ii sheg wax ad sisay si uu canaha kugu yelo mahad sanid. ...Expand1
Related videos for Canaha aptamil n2 hadad isticmaasho ka faa,idayso:
waxan usiya si masaasada u baro ama hada hawl ka yeesho qof uga tago logu qaso.